Shabelle Channel
Shabelle Channel
  • Видео 28 173
  • Просмотров 146 215 179

Видео

Daawo; Oday Somaliland Ah Oo Meel Cidlo Ah Lagu helay iyo Qeylodhaan Afka labadii Dhawaaqay Dhulkaa.
Просмотров 2647 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG: Israail Oo Cawa Halis Kujirta, Natiijada Baaritankii Dilkii Ismacil Haniyah Iyo War Weyn Oo
Просмотров 1,9 тыс.7 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo;-Sheekh UMAL Iyo SOOMOW Oo Qoorta Iskula Jira Iyo Jawaabo Culus Oo Warbaahinta La Isku Marinay
Просмотров 3317 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo:-Maxaa Dhexmarey Gudoomiye Saalax & Sarkaal Dowlad oo Alshabaab Damiintay?
Просмотров 1918 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo Siduu Ismaacil Haniyah Uga Farxiyay Soomalida Ka Hor Inta Uusan Dhiman, Sheeko Xiiso Leh Iyo
Просмотров 7079 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo; Sir Cusub: Iiraan Oo Laga Shakiyey & CIA Oo Sheegaysa In Sirdoonka Iiraan La Kireystay Si loo
Просмотров 2 тыс.9 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo Iran Caawa Ku Dawaaqday War Gilgilay Israail Muqaalka Dilka Ismaail Haaniya Israail Olaaleyso
Просмотров 6 тыс.10 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG; Oomaar BarBar Oo La Baafinayo & Saqbarkii Oo Lagala Baxay Isbitaalkii Kadib Maxaa Dhacay..?
Просмотров 58110 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG: Xogaha Sirdoon Ee Cawa Laga Helay Sidii U Dhacay Dilkii Ismaaciil Haniya & Warka cusub
Просмотров 1,5 тыс.10 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG: Cadeynti Ugu Horeysay Qaabki Loo Dilay Ismacil Haniya,
Просмотров 1,7 тыс.10 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo; Xasan Oo Soo Qabanaya Sh. Cali Dheere & Fu'aad Shangole & Xogta Iiraan Oo laga Cabsi Qabo In
Просмотров 72013 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
Daawo; Sh Umal:"Suufiyada Waan Ka Mid Ahaa, Wax Wey Isoo Bareen Balse Waan Isaga Baxay Sababo Jira"
Просмотров 6 тыс.14 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG; Feysal Cali Waraabe oo war weyn kaso yeeray, Somaliland oo maalmahan dagaal Beeled...
Просмотров 76014 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG; Maamulka SSC-Khaatumo oo si lama filaan ah ulahadleen Maamulka Puntland....
Просмотров 85314 часов назад
Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel Subscribe Like Comment Share
DEG DEG; SSC-Khaatumo iyo Samaroon oo oo isu kaashan doonan arin halis ku ah Muuse Biixi...
Просмотров 1,7 тыс.14 часов назад
DEG DEG; SSC-Khaatumo iyo Samaroon oo oo isu kaashan doonan arin halis ku ah Muuse Biixi...
Daawo; "Mareexaan Nama Uusan Burburin ee Saraakiil Hawiya ah Ayaa Naga Burburiyay Guryaha" Fargeeti.
Просмотров 86914 часов назад
Daawo; "Mareexaan Nama Uusan Burburin ee Saraakiil Hawiya ah Ayaa Naga Burburiyay Guryaha" Fargeeti.
Daawo; Mareykanka Oo Gen.Ceydiid Ku Tilmaamay Mudac Mariid Leh Oo Ka Hortaagnaa Inuu Afrika Soo Galo
Просмотров 59815 часов назад
Daawo; Mareykanka Oo Gen.Ceydiid Ku Tilmaamay Mudac Mariid Leh Oo Ka Hortaagnaa Inuu Afrika Soo Galo
Daawo; Xasan Oo Urursaday Ciidan Uu Mudo Kororsi Ku Sameysto & Siyaasiyiinta O Cabsi Xoogan Wajahaya
Просмотров 42415 часов назад
Daawo; Xasan Oo Urursaday Ciidan Uu Mudo Kororsi Ku Sameysto & Siyaasiyiinta O Cabsi Xoogan Wajahaya
DEG DEG: Dilka Taliyihii XM, War Weyn Oo Hada Soo Baxay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagalka Iraan Iyo
Просмотров 2,5 тыс.15 часов назад
DEG DEG: Dilka Taliyihii XM, War Weyn Oo Hada Soo Baxay Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagalka Iraan Iyo
Daawo Xogaha Dilka Ismail Haniya Gantaalada Iran Caawa Afka Saray Israail XM Dagajisay Ya Shirqoolay
Просмотров 4,4 тыс.15 часов назад
Daawo Xogaha Dilka Ismail Haniya Gantaalada Iran Caawa Afka Saray Israail XM Dagajisay Ya Shirqoolay
DEG DEG: P/Land Oo Madaxda Konfurta Xujeysay, 26 Sano Kadib Himilo La Hirgaliyey & 4 qodob Oo Sameyn
Просмотров 67416 часов назад
DEG DEG: P/Land Oo Madaxda Konfurta Xujeysay, 26 Sano Kadib Himilo La Hirgaliyey & 4 qodob Oo Sameyn
Daawo; Mareykanka: "Israel Anigaa Difaacaya Ee UN-ku Iiraan Ha Cambaareeyo..& Somalia Oo Falcelisay
Просмотров 2,1 тыс.20 часов назад
Daawo; Mareykanka: "Israel Anigaa Difaacaya Ee UN-ku Iiraan Ha Cambaareeyo..& Somalia Oo Falcelisay
DEG DEG; Puntland ayaa diidan dowlad dhiska Somaliya, siyssiyiin badan oo dood kulul dhaxmartay..
Просмотров 1,9 тыс.22 часа назад
DEG DEG; Puntland ayaa diidan dowlad dhiska Somaliya, siyssiyiin badan oo dood kulul dhaxmartay..
DEG DEG; Iiraan oo Yahuuda weerar culus kuqaadi rabto, xalaada Bariga dhexe oo meel xun gaartay...
Просмотров 4,7 тыс.22 часа назад
DEG DEG; Iiraan oo Yahuuda weerar culus kuqaadi rabto, xalaada Bariga dhexe oo meel xun gaartay...
DEG DEG; Dhalinyarada Beesha Samaroon oo hubka qaatay, Gobolka Awdal oo dagaal qarka usaaran...
Просмотров 1,5 тыс.22 часа назад
DEG DEG; Dhalinyarada Beesha Samaroon oo hubka qaatay, Gobolka Awdal oo dagaal qarka usaaran...
DEG DEG: Iran Oo Bixisay Amarkii Lagu Weerarki Lahaa Israail, Xaalka bariga Dhaxe Oo Qasan Iyo XOG..
Просмотров 1,3 тыс.День назад
DEG DEG: Iran Oo Bixisay Amarkii Lagu Weerarki Lahaa Israail, Xaalka bariga Dhaxe Oo Qasan Iyo XOG..
DEG DEG: Yaa Lagu Badalayaa Ismaacil Xaniyah, Marakibta Mareykanka Oo Lagu Arkay Iraan Iyo Xog Culus
Просмотров 782День назад
DEG DEG: Yaa Lagu Badalayaa Ismaacil Xaniyah, Marakibta Mareykanka Oo Lagu Arkay Iraan Iyo Xog Culus
Daawo;-Hub Aruursi Xoogan Oo Saaka Ka Socda Somaliland Iyo Ciidamo Iyo Gadiid Hubeysan Oo Gaaray Dul
Просмотров 1,2 тыс.День назад
Daawo;-Hub Aruursi Xoogan Oo Saaka Ka Socda Somaliland Iyo Ciidamo Iyo Gadiid Hubeysan Oo Gaaray Dul
Daawo;-Rag Sirdoonka Xamar Ka Tirsan Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay
Просмотров 2 тыс.6 часов назад
Daawo;-Rag Sirdoonka Xamar Ka Tirsan Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay

Комментарии

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 5 часов назад

    Aniga labadoodaba waa ka shakiyay halkee nalooga Soodiray maxay Mediyaha Uga nacnacleeyihiin labadooda kaliya meey gaar isku wacaan oo sheekeeystaan Nabigaa Iyo Ilaahaa yiri labadooda ka dhageysan maayo waayo uma qalmaan

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 7 часов назад

    Mahamed dayf yaxye sinwaar ismaaciil haniya Abu cubayda sh ahmed yaasiin Khalid mashcal iyo shaqsiyaad ka madaxda ah oo kaliya miyey yuhuudu calo latahay mise ayaga bes ah ayaa yuhuuda col la ah oo dagaalka kula jira 150000 Kun EE dhimasho iyo dhaawac ah iyo 10 bilood dagaalka socda EE %85 Gaza lagu burburiyey miyey ka duwan yihiin shaqsiyadka talaviv waanu dilay ay leyihiin ??

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 7 часов назад

    war iraan way cebaysan tahay ee jwb adag wa in ay bixisa aduunkuba ha olole waxa inay dhag u dhigto ma aha wayo munafaqiintu way is ogtahay

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 7 часов назад

    SAMAROON IDINKA MAKTABAROON ADIGOON TACLIIN BARAN WAXA ADKA DHIGANTHY NINKA REER U DHAANSHE REERKIINA SUGAYEE DHEXDA AWRKU KAGA LUMAY XAALWA BAY KU DANBEEYAAN WIXII MW MUUSE DIIDAA

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 7 часов назад

    Ssc haday ordo o dawlada somaliya ay daba ordan ma lagu ceb8naya miyanay dawladi somaliya shayn hogaanku wa ximan kara wana xun yahay lakin way ordayene ma quusten quusan maayane xaquuq waxay u leeyihin way ka hadli doonanan ssc na sadex gobol bay majorati tahay marka laba gobol iyo badh ka wayn lakin way ordayene ma quusten may quusaun UN laba jeer bay qaaten o hanbalyo yidhahen G.amanku wafaqay o so dhoweeyey B. Calamka o dhankoda ka aqonsaday somaliya baa laga iyaguna iyaga isku tashatay o dadaal iyo juhdi gelisay inay mamumul gara ay noqdan qiimo jabana kuma kicin hadanu qurba joogta iyo qolq joogba anu nahay dhiiganu shubayna dhiiganu u shubayna dhaqaale ku filana wanu u qorshaynay xasana waa qof bini adamo wuu tegi doona marka madaxwayne wadaniya o alle caadil ka dhiganu sugayna inta ka horaysana waysku filanahay ssc.khatumo state of somaliya dad bay leedahay deriskedu kuunyo kuunyo waxa la yidhaha marka la yidhaaho alle ssc dadkeda madax sartay dadkeda naf iyo maalba u huray e kuwayagu waxba ma ogola waa sida

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 7 часов назад

    Waxaan u arkaa inay yihiin hasha geela cintee cabaada.

  • @AbdulKalil-oj3wn
    @AbdulKalil-oj3wn 7 часов назад

    𝑻𝑯𝒊𝒔 𝒘𝒐𝒓𝒍𝒅 𝒃𝒆𝒍𝒐𝒈𝒔 𝒕𝒐 𝑨𝒎𝒆𝒓𝒊𝒄𝒂 𝒂𝒏𝒅 𝒊𝒔𝒓𝒆𝒂𝒍 𝒕𝒉𝒆 𝒓𝒆𝒔𝒕 𝒂𝒓𝒆 𝒔𝒍𝒂𝒗𝒆.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 7 часов назад

    Maxaa laga sirxi futadisii ayuu awr rarani mari karayaa

  • @bashiircgureey6670
    @bashiircgureey6670 8 часов назад

    Waxaa xaqii qaa in gudah Iran LA GA maleegay ama ha Kawar qabto Ama yesysan ogaane waxaan hubba in qolkiisa Kariya qarax looks diyaariyay

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g 8 часов назад

    Waxaasi hawl idiin taala maaha ee iska nasta waxan anagaa u macalina oo shuruucda dalkayaga lagu hogaaminayo dejisana lkn banaanka laguma dejiyo iyo waxaana waanu dhaafnay

  • @user-zd1zd6ym1u
    @user-zd1zd6ym1u 8 часов назад

    Kkkkkk

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 8 часов назад

    Subxanallaah somaali hunguri ayey diin walba u galayaan shhiico iyo dad rasuulkenii maxamed scw ehelkiisa nacaladaya miyaa wax la ayiduah oo madhab laga dhigto wal ciyaadu billaaah war iimaanka allaha iidiin sugu oo ha hadin hanuunsho.

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 9 часов назад

    ictisam rag Aan ogahay hadayna iska sarin al shabab iyo iyagu wa damer Labadisa dhagod bimacna waxba isma dorshan. Wana al shabab wana ictisam oo labada dhinacba wan ku jira miyey socon tasi?.!!!.

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 9 часов назад

    Qof goobta jooga ayaa hagista lahaa waa fikirkayga

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 9 часов назад

    الصوفیه اامسالمه احسن 100/ من الخوارج المتسلفه المحاربه المستحله لدماء المسلمین والتی قتلت بآلاف من الابریاء من فآت الشعب العزل فضلا عن الجنود المقاتلین فی الصومال ...

  • @awilawad123
    @awilawad123 9 часов назад

    Waryaa tuugyahow ka fuq wiilka yarkaa. Ka hadal waxa xalane oo agtaadaa lagu sameynayo ka hadal ninka askarta gaaladaa u sajuuda ee agtaada jooga markaad leedahay wiil reer puntland ah waxay muujineysaa xiqdiga iyo qurunka iyo cuqdada kaa buuxda aduunkoo dhan wadan aan laga heesin ma jiro sacuudi Arabia xataa fanaaniin bey qabaan . Macawistaa iga dhacday wax weyn may arkeen wax macnaa oo ku jira anigu ma arko .adigu ilaasho macawistaadu yey kaa dhicin. ee ka fuq legend sharma boy keep going sharma viva puntland maxaad ka badali kartaa waxba?

  • @abdihasan6674
    @abdihasan6674 9 часов назад

    Shicada waa cadaw laba wajililayaal ah

  • @abdihaaji
    @abdihaaji 9 часов назад

    Iiraan waa is hobtaa

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad 9 часов назад

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad 9 часов назад

    Allaah guulee iraan iyo muslimka dhamaan

  • @user-uu2ds6vk6d
    @user-uu2ds6vk6d 9 часов назад

    Gudaha iraan lagudilay maqlay markiiba wnxaqiqsaday iraan inedishay

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 9 часов назад

    waxaa la moodaa in shirqoolkan laga abaabuley gudaha iiraan.

  • @omorali2175
    @omorali2175 10 часов назад

    Markey dowlada xoog leh ey jawab ka bixineyso maxa yeel diyaradaha dowladaha kale iney diyaradaha marayeen ka joog sadaan

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o 10 часов назад

    Waxaa kadanbeeya dadbadan oo u dhimandoonodilka cismaaciil haniya waana ruux jihaaday inaalilaahi wainaailahiraajicuun waxaa baqtidoono yahuud badan

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 10 часов назад

    M.a ❤ dalkii waa midoobay somaaliya hanoolaato 🇸🇴

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 10 часов назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @CismanMaxamed-l6j
    @CismanMaxamed-l6j 10 часов назад

    Waxaa lagadilay gudaha errands haniya

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 10 часов назад

    Ssc makaso quusadtey muqdisho in badan ay dabo ordeysey intee ka joog Scc inta xasan shiikh iyo xamse joogan halkeede ha iska joogto

  • @dharganesafar6805
    @dharganesafar6805 10 часов назад

    Oo la socda ee gaabso illaah ha so hadeeyo inta qaldan aaamiiin ya rabbi

  • @dharganesafar6805
    @dharganesafar6805 10 часов назад

    Aniga waa ku gu xiranahay

  • @dharganesafar6805
    @dharganesafar6805 11 часов назад

    Yey dacaayad kugu ahaanin

  • @dharganesafar6805
    @dharganesafar6805 11 часов назад

    Qof jaahil ah ayaa ku marin habaabiyey

  • @dharganesafar6805
    @dharganesafar6805 11 часов назад

    Asc sh umul sida aad usheegtay annaga maan ahay ahmadiya waa ahaa

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 11 часов назад

    WAR OROMOY WAR ORGIDAAY WAR LO, DAAY WAR QEYLADA NAAGAHANBA AYAGAA KA LIITA KUWA SUUXAY EE OROMADU WASTO WAAR TAGA QURUNYAHOW

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 11 часов назад

    WA KABARLEYDII EE WAREERAY MAANTEY KEENEEN QOF XAFAAYADU KASII DHACEYSA EE SOKORTA IYO DA, DABA LULEYSA WAR DHURWAA CIDNA MARABTEE ORODOO CUSBITALKA GEEYA KAA KALANA GEEDKAA KU XIRA WUU WAASHAY WAXNA WU KUWAYEY XABADBAA AFKA LAGA GALINE

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 11 часов назад

    WARYA KATAGA MESHA KUWAN KAADISU KASOCOTEE LOWLAWAYA FEYSAL IYO BIIXI QABRI MOOYEE WAX U HARAY MAJIRAANE CARURTA IYO HAWENKA KADAAYA CABAADKU MEELNA MA TAGEE❤WAA CIRO NINKA SOMALIGA AH EE 5TA SOMALIBA ISU KEENI KARA ❤TAGA OROMADA SOO HARTAAY ITOPIYA ALLA DHIIG MA WAXA JIRA MID DHIIGIISU YAHAY BATATKA BAL WALAIDAA ARKA

  • @mahamadsanyara6134
    @mahamadsanyara6134 11 часов назад

    Beenaalayaal iidoor af qudhmuune way waasheene samaroonbaa seexday

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 11 часов назад

    Umal kadaab

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 12 часов назад

    Faysal waa cadowga Garxajis Sacsac Muuse ayuu u shaqeeyaa

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 12 часов назад

    Faysalow Muuse Biixi maanta immisa ayuu kuu soo dhiibey $500 😂😂😂

  • @laamaha
    @laamaha 12 часов назад

    Xariifkan su,aasha laweeydiyey xita kuma ekakaro mawalanyahay micnaha 😂😂😂😂

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 12 часов назад

    Su'aal dulquweysara rasuulkii scw muxu kudhahay ? Muhhamedow cadaalad same cuthman dinurayn ayaa dilay ? Yuhuudii ibnu saba Aliyi kharamablaahu wajha yaa dialay ? Ibnu muljam cumar faruq yaa dilay ? Abu lulu Al majuusi ismaaciil haniya ya dilay ? Fircoon peiden haman natanyaahu umasa yaa dilay ? Obama adoonkii murtadka ahaa. Umala waa ibnu saba oo walaahi bilaahi talaahi ah ama dulquweysara

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 11 часов назад

      Cajaaib walaaloow gacaliye maa Alle ka yaabtid ma SH UMAL iyo Netenyahu isku mida sidee aakhiro yeeli ? Maa camalkaaga iska qabsatid maxaa ku geliyay hawshaan

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 12 часов назад

    Su'aal dulquweysara rasuulkii scw muxu kudhahay ? Muhhamedow cadaalad same cuthman dinurayn ayaa dilay ? Yuhuudii ibnu saba Aliyi kharamablaahu wajha yaa dialay ? Ibnu muljam cumar faruq yaa dilay ? Abu lulu Al majuusi ismaaciil haniya ya dilay ? Fircoon peiden haman natanyaahu umasa yaa dilay ? Obama adoonkii murtadka ahaa. Umala waa ibnu saba oo walaahi bilaahi talaahi ah ama dulquweysara

  • @burhanfarah4842
    @burhanfarah4842 12 часов назад

    Dhulk qareerka hawiye

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t 12 часов назад

    Samafale.kadag.doqonbasogashe

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 13 часов назад

    Bal qofkaas weyni waxa uu kuhadlaya arka

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 13 часов назад

    Waa caqli xumadaa ay 34 sano marba gidaar madaxa kudhufanayaan kkkkkkkk

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 13 часов назад

    ADINKOO TABAR DARAN EE 24HUARS SQRAAMIIN AH HADANA FULAYAA EE HAL AAD U TALISAANBA JIRIN DADKAA UUNAAD ISBARO CAD KU DHACDAANE EE SUUQYADA JOOGEE MASAKIINTA AH QUUTUL YOONKOODIINA CUNTAANE WALAHI WAA MARKAAD CADAABTA KA BUUXSAMI LAHAYD ADIGA BES IYO CARUURTAADA YUHUUDIYAHOW URAY EE SII DAA UMADDA SOOMAALIYEED HALKEY DOONAAN BEY U SHAQO TAGAYAAN WAANA MUWADIN SOMALI AH ADOONYAHOW AMXAARKA JECEL EE LA ADOONSADO ORODOO KABAHA KUWA INJIRTA LEH EE MARNA DHUEAAGAA U BAALASHEE BIIXIYOW INKAAR ALLE KUGU RIDYAYE

  • @amhadinamine1322
    @amhadinamine1322 13 часов назад

    🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍

  • @amhadinamine1322
    @amhadinamine1322 13 часов назад

    5:14